Madaxwayne Shekh Sharif oo ka hadlay hesaha Waayaha cusub
Kadaalaco halkan Madaxwaynaha Somaliya Shekh Sharif Shekh Ahmed sida uu u arko Hesaha Dhalinta Waayaha cusub iyo sido kale hesaha u danbeyay ee ay sameyan sanadkan oo wargaysku uu xusay
XIGASHO SPECTATOR.CO.UK
Wa wargays ka soo baxa dalka Engriska
Fanaaniinta Waayaha Cusub oo dhawaan ku wajahan gobalka Galgaduud.
Maalmaha ina soo aadan ayaa lagu wadaa in Goballka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya ay gaaraan Dhalinta Waayaha Cusub kadib markii ay ogolaasho ka heleen Mas’uuliyiinta Sar sare ee Maamulka Ahlu Sunna Waljameeca.