| Users Online |
Guests Online: 1
Members Online: barawani
Registered Members: 680
Newest Member: barawani
|
| Somali Total Music |
|
|
 |
Albumka Maslaxo waa diyaar mar dhawna -- |
 |
Albumka Maslaxo oo dhawanahan ay ku mashqulsanayeen dhalinta fanaaninta Waayaha cusub aya shaqadisi soo gabagaboowday sida uu xaqiijiyay alfanaan Muha oo ku magac dheer alfnaan heshiya oo kamida fanaanita ugu cadcad albumka Maslaxo, Albumkan oo ah mid musig ahan u garaacan musig somali aya gabi ahaantisba ka hadlaya xaalku dalku uu hatan marayo iyo sida ay maslaxadu muhim u tahay.
Dhamaystirka Albumakan waxa noo xaqiijiyay fanaaninta ugu cadcad albumkan ee kala ah Falis iyo Muha iyo sido kale Madaxa barnamijyada Lixle iyo gudomiyaha koxda ahna abwanka iyo laxamaytaha Waayaha cusub Shiine akhyaar. |
 |
Hodan Abdiraxman oo shaca ka qaday--- |
 |
Hodan Abdiraxman Dheere ayaa shaaca ka qaaday in iyada iyo Dalmar ay malmaha soo socda kulan muhima yalan donan si ay uga wada hadlan dardargalinta dhaqdhaqaaqa Waayaha cusub ee waqooyiga America wana marki ugu horeysay ee ay kulman Hodan iyo Dalmar oo labaduba ah lafdhabarta dhalinta Waayaha cusub sido kalana kawada mida aasaasayasha Waayaha cusub.
Kulankan aya ku soo beegmaya xili fanaaninta Waayaha cusub isku diyarinaya soo ban dhigida awood faneedkooda iyo safaro wacyigalineed-------- |
 |
CODSI GAARA: |
 |
Dhalinta fanaaninta Waayaha cusub waxay ka codsanayan tagerayashoda qaaliga ee dawaday hesaha ku jira Albumka Dhalinyaro in ay jawabahoda iyo waliba mahadcelintoda ama bogaadintoda ay ugu soo hagaajiyan Emailkan waayahacusub@hotmail.com sidoo kale wixii su'aal ah oo ad ka qabtan hesaha ku jira Albumka Dhalinyaro wad noogu soodiri kartin. Waa noo muhim fikradiina iyo tahniyadiina. Waxan filayna in codsigeena uu qadarin doono qof walba oo kamida tageerayaashena qaaliga waana noo farxad iyo dhiirigalin aragtidada ku wajahan heesaha ku jira ALBUMKA Dhalinyaro. |
 |
Waayaha Cusub oo Maanta Nairobi ka bilaabay Qeybta Album Ka hadlaya Xaalka Somalia. |
 |

isu soo bax aad u balaaran oo Maanta ka dhacday afka hore ee Xarunta Dhalinta Fanaaniinta Waayaha Cusub ayaa Maanta waxaa lagu qeybiyey Sida ay horey u shaaciyeen Album guud ahaantiisa ka hadlaya Xaalada Dalka Somalia uu marayo,kaasi oo lagu magac darey Dhalinyaro.. |
 |
Kooxda Waayaha Cusub oo Nairobi kaga dhawaaqay Xilliga la qeybinayo Albumkooda cusub. |
 |
Al-Fanaan Moha oo ka mid ah Fanaaniinta sida weyn uga dhex muuqata Albumkan Cusub ee Dhalinyaro ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay Dhawaan Qof Kasta oo Somaliyeed uu heli doono D.V.D ga Albumkooda oo waliba Lacag la'aan ah
kaasi oo gabi ahaantiisa ka hadlaya Xaalada adeg ee Dalka Somaliya.
|
 |
Television-ka Raad Waa Tallaabo loo Riyaaqay |
 |
Waxaa maalamhaan la hadal hayey furitaanka Television la magac baxay Raad TV-,Tv-gaan oo xaruntiisu tahay ama ku taal xuduntiisu Dalka Britain, waxaana ankumiddiisa lahaa Aqoon yahanno iyo Ganacsato Soomaaliyeed, Tv-gaan oo soo dayn doono tabinna doona Barnaamijyo isugu jira: Taariikh, Arimaha Bulshada, Fanka & Suugaanta, aysanna meesha ka maqnayn Wararka iyo dhacdooyinka ka dhacaya Daafaha Dinida iyo Dalacada Dalka. |
 |
Waa Maxay Jacayl? kororso aqontada |
 |
Kalmada LOVE waxaa loo soo gaabiyay sidan; L (lack of pleasure) O (ocean of sad) V (vellay of deeth) E (end the live).
Kalmadahaas oo macnahoodu yahay, (farax la,aan), (badda murugada), (dooxada quruntay), (dhamaadka nolosha).
|
 |
Albumka DHALINYARO oo malmahan la qaybin doono -- |
 |
Dhalinta Waayaha cusub waxay u cadaynayan tagerayashoda mel kasta oo ay adunka ka jogan iyo waliba bulsha waynta Somaliyed in ay ugu talagaleen qof walba copy original ah in uu helo oo ka mida Albumka DHALINYARO hadba hadi ad rabto in aad hesho copy gaga oo free ah kala soo xirir emailkan waayahacusub@hotmail.com Albumkan waxa uu ka koban yahay 17 heesod oo maqal iyo muqala hadaba yusan ku segin hadyadan ay kugu talagaleen Waayaha cusub kuguna so dirayan dunida mel kasta oo ad ka jogtid Albumkan waxa uu qayb ka yahay wacyigalinta ay Waayaha cusub ku donayan NADAD iyo XASILOONI ka dhalata wadankena hooyo iyo sidi ay dagaladu u jogsan lahaayeen hadaba si usan ke segin Albumkan DHALINYARO la soo xirir waayahacusub@hotmail.com
WAAYAHA CUSUB KALA SOCO HALKAN |
 |
Qormada Fanaanka ama fanaanada -- |
 |
Aniga oo ah Falis Cabdi Maxamud kana mida Xidigaha Dhalinta Waayaha cusub waxan halkan ka salamay dhaman umada Somaliyed gar ahan tagerayasha Waayaha cusub ee ku kula sugan daafaha adunyada wa i farxad in aan cawa si toosa uga wada salamo tagerayashayda shabakada Waayaha cusub wana ii fursad qaliya ....
WAAYAHA CUSUB KALA SOCO HALKAN |
 |
Xaflad loogu dabaldayay malinta Hawenka oo ka dhacday -- |
 |
Xaflad aad u qiima badan loona soo agasimay se heersara ah laguna maamusayay malinta haweenka Somaliyeed aya waxa ay shalay ka dhacday hoyga uu ka dagan yahay danjiraha u fadhiya dawlada Maraykanka dalka Kenya Ambassador Michael Ranneberger.------
WAAYAHA CUSUB akhbarti u danbaysay ka akhriso halkan |
 |
Maxa kala socota ardayda Somaliyed ee wax ka barta Sudan |
 |
Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarata waddanka Suudaan oo kamid noqday tahriibayaasha u cararaya qaaradda Yurub.
Warbixintan aya waxa noo soo diray Xuseen Nuur Xaaji Aadan (Nasiib)
WAAYAHA CUSUB kala soco inta |
 |
Xayeysiis |
 |
| Commercial |
|
|
|