| Users Online |
Guests Online: 3
No Members Online
Registered Members: 725
Newest Member: calimenda99
|
| Somali Total Music |
|
|
 |
Xayeysin |
 |
 |
Daawo Mark Zimer oo qaybinaya Albumka Dhalinyaro June 4, 2008 |
 |
Daawo sidi ay u dhacday qaybinta albumka Dhalinyaro taarikhdu markay ahayd June 4, 2008. Waxa qaybti hore ee xaflada qaybiyay albumka Dhalinyaro Madaxa arimaha bulshada u qaabilsan safaarada Maraykanka arimaha Somaliya Mark Zimer. Qaybti labaad ee xaflada waxa qaybiyay Albumka Dhalinyaro Gudomiye ku xigeenka kowad ee barlamaanka Somaliya Pro Maxamed Cumar Dalxa oo uu barbar taagna mudane kamid ah baarlamaanka Somaliya mudane Waayeel.
|
 |
Diyargarowga socdalka NABADA ee fanaanita Waayaha cusub-- |
 |
Dhalinta fanaaninta Waayaha cusub aya wada diyar garow balaaran oo ay iskugu diyar garaynayan sidi ay socdaal NABADEED ugu soo mari lahayeen gudaha dalka qayba ka mida iyo daafaha adunka ee ay Somalidu ku badan tahay, socdalkan aya waxa loogu magac daray SOCDAALKA NABADA EE WAAYAHA CUSUB, waxayna ku soo bandhigi doonan socdalkodan albumki DHALINYARO iyo waliba Albumka cusub ee MASLAXO, soo sarista Albumadan waxa garab wayn ka gaystay Safarada Maraykanka u qabilsan Arimaha Somaliya gaar ahan qeebteeda Arimaha bulshada. |
 |
Hormarinta Dhalinyarada Somaliyeed |
 |
The Somalia Affairs section of the U.S Embassy in Nairobi, conducted a second Youth Enrichment Program, YEP, in the border town of Mandera from August 25-28. 45 Somali youth came across the border to join 18 Kenyan youth for a week of sports, cultural activities, and discussions.]
|
 |
Hodan Abdiraxman oo shaca ka qaday--- |
 |
Hodan Abdiraxman Dheere ayaa shaaca ka qaaday in iyada iyo Dalmar ay malmaha soo socda kulan muhima yalan donan si ay uga wada hadlan dardargalinta dhaqdhaqaaqa Waayaha cusub ee waqooyiga America wana marki ugu horeysay ee ay kulman Hodan iyo Dalmar oo labaduba ah lafdhabarta dhalinta Waayaha cusub sido kalana kawada mida aasaasayasha Waayaha cusub.
Kulankan aya ku soo beegmaya xili fanaaninta Waayaha cusub isku diyarinaya soo ban dhigida awood faneedkooda iyo safaro wacyigalineed-------- |
 |
CODSI GAARA: |
 |
Dhalinta fanaaninta Waayaha cusub waxay ka codsanayan tagerayashoda qaaliga ee dawaday hesaha ku jira Albumka Dhalinyaro in ay jawabahoda iyo waliba mahadcelintoda ama bogaadintoda ay ugu soo hagaajiyan Emailkan waayahacusub@hotmail.com sidoo kale wixii su'aal ah oo ad ka qabtan hesaha ku jira Albumka Dhalinyaro wad noogu soodiri kartin. Waa noo muhim fikradiina iyo tahniyadiina. Waxan filayna in codsigeena uu qadarin doono qof walba oo kamida tageerayaashena qaaliga waana noo farxad iyo dhiirigalin aragtidada ku wajahan heesaha ku jira ALBUMKA Dhalinyaro. |
 |
Waayaha Cusub oo Maanta Nairobi ka bilaabay Qeybta Album Ka hadlaya Xaalka Somalia. |
 |

isu soo bax aad u balaaran oo Maanta ka dhacday afka hore ee Xarunta Dhalinta Fanaaniinta Waayaha Cusub ayaa Maanta waxaa lagu qeybiyey Sida ay horey u shaaciyeen Album guud ahaantiisa ka hadlaya Xaalada Dalka Somalia uu marayo,kaasi oo lagu magac darey Dhalinyaro.. |
 |
Kooxda Waayaha Cusub oo Nairobi kaga dhawaaqay Xilliga la qeybinayo Albumkooda cusub. |
 |
Al-Fanaan Moha oo ka mid ah Fanaaniinta sida weyn uga dhex muuqata Albumkan Cusub ee Dhalinyaro ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inay Dhawaan Qof Kasta oo Somaliyeed uu heli doono D.V.D ga Albumkooda oo waliba Lacag la'aan ah
kaasi oo gabi ahaantiisa ka hadlaya Xaalada adeg ee Dalka Somaliya.
|
 |
Television-ka Raad Waa Tallaabo loo Riyaaqay |
 |
Waxaa maalamhaan la hadal hayey furitaanka Television la magac baxay Raad TV-,Tv-gaan oo xaruntiisu tahay ama ku taal xuduntiisu Dalka Britain, waxaana ankumiddiisa lahaa Aqoon yahanno iyo Ganacsato Soomaaliyeed, Tv-gaan oo soo dayn doono tabinna doona Barnaamijyo isugu jira: Taariikh, Arimaha Bulshada, Fanka & Suugaanta, aysanna meesha ka maqnayn Wararka iyo dhacdooyinka ka dhacaya Daafaha Dinida iyo Dalacada Dalka. |
 |
Waa Maxay Jacayl? kororso aqontada |
 |
Kalmada LOVE waxaa loo soo gaabiyay sidan; L (lack of pleasure) O (ocean of sad) V (vellay of deeth) E (end the live).
Kalmadahaas oo macnahoodu yahay, (farax la,aan), (badda murugada), (dooxada quruntay), (dhamaadka nolosha).
|
 |
Albumka DHALINYARO oo malmahan la qaybin doono -- |
 |
Dhalinta Waayaha cusub waxay u cadaynayan tagerayashoda mel kasta oo ay adunka ka jogan iyo waliba bulsha waynta Somaliyed in ay ugu talagaleen qof walba copy original ah in uu helo oo ka mida Albumka DHALINYARO hadba hadi ad rabto in aad hesho copy gaga oo free ah kala soo xirir emailkan waayahacusub@hotmail.com Albumkan waxa uu ka koban yahay 17 heesod oo maqal iyo muqala hadaba yusan ku segin hadyadan ay kugu talagaleen Waayaha cusub kuguna so dirayan dunida mel kasta oo ad ka jogtid Albumkan waxa uu qayb ka yahay wacyigalinta ay Waayaha cusub ku donayan NADAD iyo XASILOONI ka dhalata wadankena hooyo iyo sidi ay dagaladu u jogsan lahaayeen hadaba si usan ke segin Albumkan DHALINYARO la soo xirir waayahacusub@hotmail.com
WAAYAHA CUSUB KALA SOCO HALKAN |
 |
Qormada Fanaanka ama fanaanada -- |
 |
Aniga oo ah Falis Cabdi Maxamud kana mida Xidigaha Dhalinta Waayaha cusub waxan halkan ka salamay dhaman umada Somaliyed gar ahan tagerayasha Waayaha cusub ee ku kula sugan daafaha adunyada wa i farxad in aan cawa si toosa uga wada salamo tagerayashayda shabakada Waayaha cusub wana ii fursad qaliya ....
WAAYAHA CUSUB KALA SOCO HALKAN |
 |
Xayeysiis |
 |
| Commercial |
|
|
|