Home Download Mp3 Heeso/Audio Videos Guestbook Somalia Link Contact Us July 03 2009 20:57:36
Custom Search
Navigation
Home
Download Mp3
Heeso/Audio
Videos
Guestbook
Somalia Link
Contact Us
Custom Search
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 789
Newest Member: maxamed xuseen osman
Somali pop stars
Somali pop stars take on tradition
Somali Total Music
BBc Waraysi

Waraysi BBc English

Waraysi BBc Swahili

BBC- da oo Wareysi la yeelatay Falis
Waraysi IRIN
Wakalada Wararka Irin News ee Qaramada midobay oo Barnamij ka samaysay wacyigalinta AIDS ka ee ay sameyaan dhalinta Waayaha cusub

shiine akhyaar

Dood u ka qaybgalay shiine akhyaar o ku sabsan Waayaha Cusub

Shiine Akhyaar
BBC- da oo Wareysi la yeelatay Guddoomiya W.C Shine Akhyaar
Shiine Akhyaar
IRIN News oo Wareysi dhinaca AIDS-ka ah la yeelatay Guddoomiyaha WC Shiine Akhyaar
Magan Dahir
Magan Dahir Ma jiraan wax iga hor istaagi kara in aan kusoo Biiro Dhalinta Waayaha Cusub
Hip-Hop Refugees Tackle Taboos
A member of the Somali band Waayaha Cusub rehearses at a studio in Nairobi
Farxiya WC
Atariishada Filimka Rajo Waayaha Cusub waa Awooda Fanka Somalia
Falis WC
Xidigta Al-bum-ka Daa ee Kooxda Waayaha Cusub Falis oo noqotay Fanaanada ay hadal-hayaan Dadka reer Puntland
Somali exiles use music to slam war
Somali exiles use music to slam war
Somali refugee band makes waves in Kenya
We will keep singing and spreading our messages of hope
Lead singer Falis Abdi and Quincy
Somalis in exile send home rap tracks of peace
Young rap group rails against conservative Muslims
Waayaha Cusub, a group of young Somali refugee musicians in the Kenyan capital Nairobi, advocates freedom of musical expression in Somalia
Falis WC Ileyskii Fanka
Falis Abdi isbadalka Fanka Somalia waxaa dhaliyey Waayaha Cusub
Hip-hop Inspiration

Waayaha Cusub Hip-hop Inspiration


Parse error: syntax error, unexpected $end in /home2/waayahac/public_html/wcnews/side_left.php(25) : eval()'d code on line 2
Maxa Cusub

Waayaha Cusub Dhalinyaro New Album 2008 Click Here

da'yarta somalida iyo doorka nabada oo ay iska ka shaden radio daljir iyo waayaha cusub.
Xayeysin
Gabay ku socda Alshabaab.
Gabaygan waxa uu ku socda Alshabaab waxana tiriyay Abdirashid oo ka mida dhalinta Waayaha cusub, waa run oo hormar kuma gari kartid in aad dadkaaga layso Diinta ILAHAYna aad ka ben shegto, una adegto dad aan rabin jiritanka umada Somaliyed,sido kalana raba in ay gabaad ka dhigtan dalkena si ay uga fuliyaan qaraxyo ay ka gaystan caalamka intisa kale, bal fikir oo fahan waxa aan ka hadlayno, xanunka nala garo uu u tur waalidka, walaalaha, iyo ehelkaaga oo manta kaga bahan in aad samata bixiso, ee mahan in aad ku soo hogamiso dad dadka xasuqaya,
Xad inuu fuliyo yaa Xaq u leh?!
Xad waa halbeeg looga jeedo soodin, eray ahaan waa Carabi, Diin ahaan Cuquubo uu mudanayo qofka ka tallaaba soohdin Diimeedka, kuna kaca fal dhan ka ah qaanuunka iyo xeer Deemeedka, Diinta Islaamka Xuduudaha iyo Ciqaabaha ku jiraa aadbay u adag yihiin una qalafsan yihiin, dabcan waxay la jaan qadaysay xilligii ay Dunida timid ama ay soo degtay, kuma sii jirto xilligan oo loo ololaynayo in la soo saaro qaanuun caalami ah oo mamnuucaya Dilka Ciqaabta ah!.
Fekerka Diinigaa Faham Gurracan oo la Fal-galay Fawdo!!!.
Diinta waa Raxmad usoo degtay Dadka, waa aqoon looga boxo Jahliga, waa iftiin looga gudbo mugdiyada, waa ambo qaadada Hor-u-marka, bidhaamisada dhabaha ilbax nimada, waa aruurisada samaanta, waa kaydka anshaxa iyo hoyga dhaqanka suuban, waa..... waa..., marka laga soo tago ceebayta iyo cillad u yeeliddeda, ama haaraan iyo haydaarada kaga imaanaysa Caqliga iyo Cilmiga, ama cid gooni u colaadinaysa.
Sawirka labad ee uu ku soo baxayo Albumka Maslaxo
Waayaha cusub oo tixgalinaya codsiyada taageerayaashooda ee aha in sawirka uu ku sabaxayo albumka Maslaxo loo soo galiyo Wabka si ay ugala dagan ugana daawadan, iyado horay sawir ka mida sawirada uu ku soo baxayo albumka Maslaxo horay la idin kugu so galinay aya hadana manta waxan idin soo galinay sawirka labad ee kuu soo baxayo albumka Maslaxo, iyadoo sawirka harayna malmahan idin so galinayno, sido kale dhawan waxan idin soo galinayna sawirka uu ku soo baxayo albumka Samri waayay hadi RABI idmo.
Albumka Maslaxo sawirada u ku soo baxayo mid ka mida
Maanta ayay soo bandhigeen dhalinta fanaaninta Waayaha cusub ee fadhigoodu yahay magalada Nairobi ee dalka Kenya sawirada uu ku soo baxayo Albumka Maslaxo oo ah mid ka mida albumada ay bilahan soo bandhigayan dhalinta Waayaha cusub, hadaba si aad u aragtid ama aad u heshid sawirada uu ku so baxayo album cusb ee Maslaxo halkan ka daawo kana qaado.
Flimka ALI iyo AWRALA warbixin ku saabsan By Abdimalik Isak
Assalamu Caleykum,
Magacaygu waa Abdimalik isak. Waxaan ahay qoraagi, mu'alifki & directorka filimka caanka ah ee aad in badanba sugayseen ee la yiraa Cali & Cawrala.
Runtii, filimkan Cali & Cawrala waa film si fiican looga soo shaqeeyey, filim xambarsan dhambaal ama fariin culus u sida bulshada soomaliyeed. Waa filim aay u dhan tahay wax walba, haddii aay noqon lahayd qiso, madadaalo, heeso macaan & jilayaal da'yar oo ta'yadooda jilistu aad u sareeyso.
By Abdimalik Isak
SOMTV International
Sawirka uu u soo baxay albumka Dhalinyaro 2008
Tageerayasha Waayaha cusub ee naga codsaday sawirka albumka Dhalinyaro uu ku soo baxay waxan ku wargalinayna in aan ka aqbalnay codsigooda si ay u helan sawirka albumka Dhalinyaro 2008.
Hadaba intii anan email ahan ugu dirin waxan ku wargalinayna in ay kala baxan halkan, saasna waxan u yelnay maadama ay ad u fara badnaayen inta naga codsatay sawirka uu ku soo baxay albumka Dhalinyaro 2008.
Xaflad lagu maamusay gesinimada hawenka Somaliyed oo ka dhacday Nairobi
Munaasabad lagu weeynaynayay kaalinta ay haweenku ku leeyihiin nabadda iyo waxqabadka dalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Guriga Elezabeth ee magaalada Nairobi, Munaasabadaan ayaa waxaa soo agaasimay safaarada Mareykanka qaybta u qaabilsan arimaha bulshada.
Fanaaniinta Waayaha Cusub ayaa munaasabdaan ku soo bandhigay heeso lagu amaanayo waxqabadka dumarka iyo dawrka muhiimka ah oo ay ku dhex leeyihiin bulshada sidoo kale waxay faniintaan dhalinyarada ah qaadeen heeso lagu wacyigelinayo dumarka inay ka qaybqaataan nabadda iyo horumarinta dalka.
Magan Dahir oo Guul ka soo hooyey Ciyaaraha Miiska ee lagu qabtay Dalka Hungaria.

Todobaadkii aanu kasoo gudubnay ayaa waxaa Dalka Hungaria waxaa lagu qabtay Ciyaarihii Kubada Miiska taasi oo ay kasoo qeyb galeyn Wadama Dhowr ah kuwaasi oo soo bandhigayey Wadanka Awoodiisa Ciyaareed ee ku aadan Ciyaarta Kubada Miiska,iyaddoo halkaasi ay ka dhaceyn Ciyaaro xiiso gaar ah geliyey Dhamaan kasoo qeyb galayaashii ciyaarahaasi ee ka kala yimid Dunida Daafaheeda.
Aragtida Odayaasha Soomaaliyeed ee ka qaban fanka casriga ah iyo dhalinta Waayaha cusub.
Aragtida Odayaasha Soomaaliyeed fanka casriga ah iyo dhalinta waayaha cusub.
Ukuurgalka Arimaha ku taxaluqa suugaanta iyo heerarkeeda Huban xiiseynta iyo figradaha ay ka aamin sanyihin mushtamaca soomaliyeed, ma ahan mid aan si ku dhawaaq ah u soo koobi karo balse waxay qabanayaan indhahagu waxaa haboon in aad u kuurgashid kana sheekeysid hadii ay kuula muuqdaan kuwo dhacdo ku ah bulshada dhexdeeda oo marwalibana ku soo laalaabanaya .
Halbeegsiga Dhalinta Soomaaliyeed iyo Wacyiga Haatan jira.
Ugu horeyn Markii aan ka soo bilowno Aas Aaskii Dhalinta Waayaha Cusub oo iyagu Noqday kuwo haatan Degay Maskaxda Dhalin aad u farabdan oo kiciyay Damiirkoodii soona kobciyay niyadoodii dilneyd kana dilneyd dhanka iyo Madadaalada fanka iyo waxyaabaha ay bulsho kasta leedahay kuna faanto ayaa waxaad arkeysaa dhalin farabdan oo afka ku haya dhalinta shaac baxday ee Wayaha Cusub islamarkaana aad u xiiseeya Albuno kala duwan ee ay soo diyaariyeen iskuna Duba rideen .
Page 1 of 19 1 2 3 4 > >>
Xayeysiis
       
Commercial

Video Youtube
Random movie
[ Da ayartuna Waa ] [ Hanti ] [ Allaa Weyn ] [ Saaxiib ] [ Dhalinyaro ] [ Qaxooti ] [ Dhalin Yaro Waa inaga ] [ Hooyo ] [ Murti ] [ Duubabkeena ]
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Waayaha Cusub Members
East AFrica Films
Saafi Films
Bartamaha
SaidaVIP W.C
Saida VIP Waxaan Maanta qirayaa in aan kusoo biirey Fanaaniinta Waayaha Cusub
Mohamed Yare
Mohamed Yare oo ka tirsn Dhalinta Fanaaniinta Waayaha Cusub Isla Markaana degan Magaallada New York / Connecticut
Shir W. Cusub
Wariyayaal ka socda Hay'adaha DPA iyo Nation TV oo ka kala dhisan Germany iyo Kenya oo Maanta soo booqday Xarun Fanaaniinta Waayaha Cusub ee Nairobi .
Xuseen WC
Al-Fanaan Xuseen Filimka Cali iyo Cawrala waa tijaabo ay sameeyeen Waayaha Cusub
Somali refugee band makes waves in Kenya
Members of the popular Waayaha Cusub band outside the video rental business that they run in Nairobi's Eastleigh district to raise funds for their operating costs
Cudurka AIDS
Cudurka AIDS ka iyo Wacyigelinta ay ka sameeyeen Kooxda Waayaha Cusub.
SoomaliRadio.com

Soomali Radio

Heesta Daba Dhilif
Dhalinta Waayaha Cusub oo soo wada Hees loogu Magac-darey Daba-dhilif ama Daba-Qoodhi oo ka turjumeysa Xaaladda Dalka Somalia
Gabay
Fanaaniinta Waayaha Cusub oo wacyigelin ka sameeyey haliska Cudurka Aids-ka
Urban Somali refugees
Urban Somali refugees call Nairobi's 'little Mogadishu' home
Your Country Details
Country:
United states (US)
Main language:
English
National flag:
Copyright © 2007 Waayaha Cusub News 2,068,774 Unique Visits